Kaaliyaha Ra’iisul Wasaarha Israel Benjamin Netanyahu ayaa maanta oo Axad ah xaqiijiyay in Israa’iil ay […]
Month: June 2024
Qoorqoor oo furay kalfadhiga 10aad ee Baarlamanka Galmudug (Sawirro)
Munaasabad lagu furayey Kalfadhiga 10-aad ee Golaha Wakiillada Galmudug ayaa Maanta ka dhacday Caasimadda Galmudug […]
Ahmadinejad oo mar kale isku soo taagay xilka Madaxweynaha dalka Iran
Telefishinka qaranka Iran ayaa Axadii sheegay in madaxweynihii hore ee Iran, Mahmoud Ahmadinejad uu isu diiwaangeliyay inuu u tartamo doorashada […]
Agaasime Sambaloolshe oo dibeda ugu ambabaxay safarkii ugu horeeyey
Agaasimaha Heyadda Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka NISA C/llaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa safarkiisa u horreeyay oo dibadda ah tan […]
K/Galbeed oo ka hor timid qorshada DF ee dalka saarayo ciidanka Itoobiya
Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ka soo horjeesatay hadal uu dhawaan warbaahinta siiyay Lataliyaha Amniga […]
Xisbiga Shiikh Shariif oo eedeymo adag u jeediyey dowlada Somalia (Akhriso)
Xisbiga Himilo Qaran ee uu hoggaamiyo madaxweynihii hore ee Somalia Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo […]
(Daawo Sawirro) Muxuu Wasiir Fartaag kala hadlay Danjire Alper Aktaş?
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa la kulmay Danjiraha Dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya, […]
(Sawirro) Dowlada Somalia oo ka farxisay dhalinyaro ku rafaadsan dalka Liibiya
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa 11-ka bishan June 2024 dalka dib ugu soo celin-doonto 15 kamid dhalinyaro ku dhibaateysan dalka Liibiya, […]
Gudoomiye Madaale oo shir isla xisaabtan ah la qaatay Maamulada labo degmo (Sawirro)
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kulan isla […]
RW Somalia & wafdi uu horkacayo oo u ambabaxay dalka Koonfurta Kuuriya (Ujeedka)
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta ka ambabaxay dalka Waxay […]