Dalka Badweynta Hindiya ku yaalla ee Maldives ayaa Israa’iiliyiinta ka mamnuuci doona goobtan aadka loogu dalxiiska tago, waxaa sidaas Axadii […]
Month: June 2024
Lamaane faqiir ahaa oo hal maalin ku taajiray iyo sida nasiibka u saaciday !(Sawirro)
Lamaane u dhashay dalka Mareykanka ayaa si lama filaan ah u helay lacag aad u badan , xilli ay lamaanahaan […]
Duqa Muqdisho oo la xisaabtamay Guddoomiyaal Degmo ammar cusubna siiyay (Sawirro)
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kulan isla xisaabtan iyo dardargelin shaqo la […]
Sargaal katirsanaa Booliiska Soomaaliya oo la dilay iyo taliska Booliiska oo ka hadlay
Waxaa saakay tuulo hoostagta deegaanka Xaaji Cali ee gobolka Shabeelaha Dhaxe lagu dilay Lx/le Cabdulqadir Maxamed Xaashi (Juuqlaawe) oo ahaa […]
Kulan Arrin muhiim ah looga hadlay oo ka dhacay xarunta Gobolka Banaadir (Sawirro)
Waxaa xalay xarunta dowladda hoose ee Xamar ka dhacay kulan muhiim ah oo ay isugu yimaadeen wasiirro katirsan xukuumadda Soomaaliya, […]
Wasiirro ku hanjabay in ay bur burin doonaan Xukuumadda Isreal haddii Netanyahu aqbalo …
Wasiirro mayal-adag oo katirsan xukuumadda Israel ayaa ku hanjabay in ay ka bixi doonaan ayna bur burin doonaan isbaheysiga talada […]
Xubno lagu tuhunsan yahay Daacish oo lagu qabtay Bosaaso (Sawirro)
Ciidanka Amniga Dowlad Goboleedka Puntland ee PSF ayaa magaalada Boosaaso ka fuliyay hawlgal lagu xoojinayo amniga magaaladaas Saraakiisha ayaa sheegay […]
Bqoortooyada Sacudiga oo ku dhawaaqday arrin ka farxisay dowlada Soomaaliya
Ka dib markii dhawaan dowladda Sacuudigu shaacisay in Soomaaliya ay kaalinta 5-aad ka soo gashay dalalka sanadkaan sida wanaagsan ugu […]
(Sawirro) Muxuu yahay balanqaadka culus ee dowlada qatar u sameysay Somalia.
Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka, Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa xarunta dhexe ee SoDMA kulan kula qaatay Safiirka Dowladda Qatar u […]
(Akhriso) Puntland oo shaacisay jadwalka doorasho qof & cod ah oo ka dhaceysa 3 degmo
Guddiga doorasha Puntland ee PEC ayaa shaaciyey jadwalka doorashada 3-da degmo ee ka dhiman gobolka […]