Safiirkii dalka Ingiriiska u joogay dalka Maxcio John Benjamin , ayaa shaqada laga joojiyay, kaddib markii lagu eedeeyay in uu […]
Month: June 2024
Xamse Barre oo ka qeyb galaya Shir nuuciisa cusub yahay oo ka furmay Seoul (Sawirro)
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa ka qaybgalaya shir madaxeedka […]
Ciidanka Israel oo mar kale haween iyo caruur ku laayey bartamaha Gaza (Sawirro)
Saraakiisha caafimaadka Falastiiniyiinta ayaa sheegay in duqaymaha Israa’iil ay ku dileen 11 qof manata kuwaasoo ay ku jiraan haweeney iyo […]
Challenges in Somali National Election Legislation
The Somali national election law reflects a chaotic amalgamation of incompatible elements from various election systems, including dictatorial, parliamentary, and […]
Wasiir Fiqi oo u kicitimay New York & Somalia oo xaqiijineysa arrin taariikhi ah
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta oo Isniin ah u kicitimay Magaalada New […]
Koronto la’aan saameysay dalka Afrika ugu wax soo saarka badan shidaalka
Koronto la’aan ayaa ka jirta Nigeria oo dhan kaddib markii shaqaalaha dowladda ay shaqada joojiyeen. Duullimaadyada Lagos ee tagayay Abuja […]
Dowlad goboleed kale oo ka hor yimid qorshaha DF ee dalka looga saarayo ciidanka Itoobiya
Madaxweyne ku-xigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa sheegay in talaabada DF ay dalka uga saareyso ciidanka Itoobiya ku tilmaamay xaalad […]
Haweeney Yuhuudi ah oo loo doortay xilka Madaxweynaha dalka..(Sawirro)
Haweenayda Claudia Sheinbaum oo ah musharrax asalkeedu yahay Yuhuud ayaa ku guulaysatay doorashadii madaxtinimada ee dalka Mexico. Waxay noqotay madaxweynihii […]
Sacuudiga oo bilaabay in ay ganaaxaan dadka aan heysan Fasaxa Xajka iyo Digniin lasoo saaray
Boqortooyada Sacuudiga ayaa wada dedaalo xooggan oo looga hortagayo in dhulka barakeysan soo galaan dadka aan heysan fasaxa xajka ee […]
Guddoonka Labada Aqal oo lagu eedeeyay in ay jeebka u galeen Villa Somalia una adeegayaan
Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa lagu eedeeyay in ay gabeen waajibaadkii loo xil saaray, waxaana gudoonka la […]