Wasiirka Gaadiidka iyo saadka ee Itoobiya Alemu Sime ayaa maanta baarlamaanka dalkaas horgeeyay heshiiskii Itoobiya […]
Month: June 2024
Diyaarad ku bur burtay dalka Turkiga iyo khasaaro dhimasho oo ka dhashay
Diyaarad nuuca milatariga lagu tababaro oo ay leeyihiin ciidamada milatariga dalka Turkiga, ayaa saakay ku bur burtay degmadda Kayseri ee […]
Dayuurada Kenya Airways oo mar kale ka degi weysay garoonka Aden Caddulle
Diyaaradda Kenya Airways, ayaa maanta mar kale ku guul-darraysatay inay ka soo degto garoonka diyaaradda Aadan Cadde ee Muqdisho. Waa […]
Madaxweyne Axmed Madoobe oo maanta Dhagax-dhigay Waddo laami ah oo laga dhisayo Kismaayo (Sawirro)
Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Magaalada Kismaayo ka dhagax dhigay labo […]
Madaxweynaha Hirshabelle oo wareejiyay dhul laga dhisayo xarunta Ciidamada Danab (Sawirro)
Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta booqday Taliska qeybta 5-aad […]
Maqaayado ay leeyihiin shirkadda Cuntada ee KFC oo weerar lagu qaaday
Xarumaha Shirkadda Maraykanka ee KFC Restaurants oo la weeraray Koox dibadbaxyaal ay ku jireen dabley […]
Dowladda Soomaaliya oo ku baaqday in loo midoobo ka hor tagga wararka been abuurka ah
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska ee XFS, Daa’uud Aweys Jaamac ayaa bulshada Soomaaliyeed ugu baaqay in loo midoobo sidii […]
Mareykanka oo soo saaraya amarro culus oo dhanka dadka Tahriinka ku galaya
Madaxweynaha dalka Mareykanka Joe Biden ayaa lagu wadaa in maanta oo Talaado soo saaro ammaro culus oo lagu xakameynayo qulqulka […]
Rag dilka geestay oo laga soo qabtay Xadka Kenya loona gacan geliyay Puntland (Sawirro)
Taliska ciidanka booliska ee maamulka Jubaland ayaa ku wareejiyay ciidanka booliska Puntland , gaar ahaan qeybta gobolka Mudug labo eedeysane […]
Maxkamadda Racfaanka oo go’aan kasoo saartay dambiyo lagu soo eedeeyay labo Agaasime guud hore
Maxkamadda Rafcaanka gobolka Banaadir ayaa agaasimayaashii hore ee wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Soomaaliya […]