Guddiga qaban-qaabada maalmaha xorriyadda 26-ka Juun iyo 1-da Luulyo ayaa maanta markale Muqdisho ku yeeshay […]
Month: June 2024
Duqa magaalada Garawe oo la kulmay Saraakiil Itoobiyaan ah kaddib amarkii uu soo saaray
Duqa magaalada Garawe ee caasimadda maamulka Puntland Geedi Axmed Tuurre ayaa maanta kulan gaar ah […]
Siyaasi sheegay Siyaasadda dalkeenna uu ka lumay qiyamkii iyo akhlaaqdii runta aheyd
Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa sheegay in siyaasadda dalkeenna uu ka lumay qiyamkii iyo akhlaaqdii runta, […]
Ciidamada dowladda oo qabtay nin hoggaamiye u ahaa koox burcad ah iyo xiisad ka dhalatay
Wararka ka imaanaya degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in ciidanka dowladda gacanta ku dhigeen nin hoggaamiye burcad […]
Axmed Madoobe oo booqday degaan dhowaan laga saaray Al-shabaab (Sawirro)
Previous articleIsrael oo qiratay in askar 70 kun […]
Mareykanka oo ka walaacsan booqashada Putin ku tagayo Pyongyang
Madaxweynaha Ruushka, Vladimir Putin ayaa la filayaa inuu maanta gaaro Kuuriyada Waqooyi, waana booqashadiisii ugu horreysay muddo 24 sanno ah, […]
Ibraahim Sheekh Aadan & hubbkiisa oo isku soo dhiibay ciidanka XDS (Sawirro)
Ibraahim Sheekh Aadan oo 16 sano ka tirsanaa Kooxda Al-shabaab ayaa maanta isku soo dhiibay ciidamada ammaanka degmada Waajid ee […]
Muxuu cali Guudlaawe u balan-qaaday shacabka degaanka Kalshaale? (Sawirro)
Previous articleIbraahim Sheekh Aadan & hubbkiisa oo isku […]
Milateriga Israel oo saaka shacab hor leh ku laayey degaanka Rafax (Sawirro)
Duqeymaha cirka ee Israel ayaa Talaadadii maanta waxay ku dileen ugu yaraan 17 falastiiniyiin ah laba ka mid ah xerooyinka […]
Dibad-baxyo rabshado wata oo ka socda Nairobi kadib qorshe ay soo jeedisay dowladda
Tiro badan oo Kenyan ah ayaa isugu soo baxay bannaanka baarlamanka Talaadadii si ay uga mudaaharaadaan kordhinta canshuuraha muranka dhaliyay, […]