Dowladda Armenia ayaa shalay oo Jimco aheyd si rasmi ah ugu wareejisay dalka colaada kala dhaxeeyay ee Azerbaijan afar tuulo […]
Month: May 2024
Meydadka Israa’iiliyiin u afduubnaa kooxda Xamaas oo magaalada Qasa laga helay
Ciidamada Israa’iil ayaa magaalada Qasa ee dhulka Falastiin ka helay meydadka saddex qof oo kamid ahaa dadkii u afduubnaa kooxda […]
Burcad-badeed Soomaali ah oo isaga carartay Markab ay shalay Afduubteen kaddib markii…
Koox burcad-badeed Soomaali ah ayaa shalay meel 380 nautical miles dhanka Bari kaga toosan xeebaha magaaladda Muqdisho, ka afuubtay markab […]
Israel oo qaaday tallaabo deg deg ah oo ka dhan ah Spain kadib aqoonsigii Falastiin
Wasiirka arrimaha dibadda ee Israa’iil, Israel Katz ayaa Jimcihii sheegay in uu go’aansaday in uu “jaro xiriirka” ka dhexeeya ergada […]
Booliiska Muqdisho oo xiray askari lagu eedeeyay Ammar diido iyo kicin bulsho
Ciidamada booliiska qeybta gobolka Banaadir gaar ahaan saldhigga degmada Dayniile ayaa xiray askari katirsanaa ciidanka dowladda, kaa oo lagu eedeeyay […]
Soomaaliya oo dalal Carbeed kala hadashay lacagaha deymaha ay ku leeyihiin dalkeena (Sawiiro)
Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa intii uu socday shirka Wasiirada […]
Dowladaha Soomaaliya iyo Cuman oo heshiis Is-afgarad ah kala saxiixday (Sawirro)
Wasiirka wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Xassan […]
Mareykanka oo kaalin muhiim ah u aqoonsaday dalka Kenya ka dib booqashada Ruto
Madaxweynayaasha Kenya William Ruto iyo Maraykanka ayaa shir jaraa’id ku wada qabtay Aqalka Cad oo ay kaga hadleen xiriika labadooda […]
Qaraxyo lagu hoobtay oo ka dhacay gobolka Maharashtra (Sawirro)
Qarax iyo dab ka kacay warshad kiimikaad oo ku taal galbeedka Hindiya ayaa dilay ugu […]
(Sawirro) Maxay ka wada hadleen Muuse Biixi & Madaxda heyadaha Q/Midoobay?
Madaxweynaha Somaliland, mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa madaxtooyada Hargeysa ku qaabiley Ku-xigeenka Ergeyga Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, ahna Isu-duwaha […]