Markab dagaal oo ay leyihiin ciidmada badda ee boqortooyada UK, ayaa soo riday gantaal ay kooxda Xuutiyiinta Yemen ku rideen […]
Month: April 2024
Ciyaaryahan lagu magacaabo Osama oo magaciisa hadal heyn badan ka dhaliyay dalkiisa
Osama Vinladen waa cayaaryahan 22 jir ah oo horyaalka heerka koowaad ee dalka Peru ka […]
Madaxweyne Xasan oo ka qeyb galay Munaasabad weyn oo ka dhacday Tanzania (Sawirro)
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho rasmi […]
Madaxweyne Salva Kiir oo Ramadaan Maxamed u magacaabay Wasiirka Arrimaha Dibadda
Madaxweynaha dalka Koonfurta Suudaan Salva Kiir ayaa xilka ka qaaday Wasiirkiisii Arrimaha Dibadda James Pitia Morgan oo xilkaasi hayay wax […]
Mareykanka oo eedeyn culus u jeediyay Itoobiya oo ku kacday Tacadiyo caddeyn wadata
Mareykanka oo ciidamada Itoobiya ku eedeeyay xad gudubyo ka dhan ah xuquuqda aadanaha. Warbixin ku saabsan xaaladda Itoobiya oo ay […]
Askar ka tirsan Kumandoska Gorgor oo lagu fuliyey xukuno dil ah (Sawirro)
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa maanta dil toogasho ah ku fulisay laba askari oo horay […]
Mareykanka oo taageerada ka joojiyey Ciidanka Danab ka dib fadeexad soo shaac baxday
Wasaaradda Gaashaandhigga ee XFS oo warbixin ka soo saartay taageerada dowladda Maraykanka ee iskaashiga istiraatijiyadeed ee ay la leedahay shacabka […]
Wasiirka Gaashaandhiga DF iyo wakiilka QM oo kulan xasaasi ah yeeshay (Sawirro)
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa kulan sagootin ah la qaatay Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada […]
Xabaal wadareedyo hor leh oo laga helay goobo ay ka baxeen ciidanka Israel
Maamulka Falastiin ayaa baadi goob ugu jira in baaritaan lagu sameeyo xabaalo wadareedyo ku yaal isbitaalada Gaza Kooxda difaaca madaniga […]
War cusub oo ka soo kordhay safarka Xassan Shiikh & wafdigiisa ku tageen Tanzania
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shalay gaarey Magaalada Daressalam ee dalka […]