Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka ee XFS ayaa munaasabad ka dhacday Safaaradda Boqortooyada Ingriiska ku daahfuray Mashruuca […]
Month: April 2024
Tirada Soomaalida iyo dadka kale ee Carbeed ee Mareykanka ku galay Viisaha oo la shaaciyay
Dowladda Mareykanka ayaa sannadkii tagay boqolaal kun oo qof u oggolaatay in dalkeeda sifo sharci […]
Duuliye ka dhergay qamri badan oo sabab u noqday in la baajiyo duulimaad Caalami ahaa
Shirkadda Diyaaradaha Japan ee Japan Airlines (JAL) ayaa kansal garaysay Duullimaad dheer ee Cirif-ka-Cirifka Adduunka, kadib, markii Duuliyihii ku qornaa […]
Taliye sare oo katirsanaa kooxda Daacish oo nolol lagu qabtay iyo Faah faahino kasoo baxaya
Taliye sare oo katirsanaa kooxda Daacish ee mar maamuleysay qeybo badan oo kamid ah dalka […]
Doon ay saarnaayeen dad badan oo ku qallibantay Gaarisa iyo inta badan dadkii doonta saarnaa oo la la’yahay
Magaalada Garisa ee gobolka Waqooyi Bari Kenya wararka ka imaanaya ayaa sheegaya, in dad badan […]
UK oo maanta bilaabeysa raafka muhaajiriin loo tarxiilayo dal kuyaalla Qaarada Afrika
Muhaajiriinta sharci-darrada ku soo galay dalka Britain ayaa la filayaa in la soo qabqabto muddo toddobaadyo, iyadoo loo diyaar garoobayo […]
Ogow xogta shir Muhiim ah uu Madaxweyne Xasan Sheekh uga qeyb galayo Nairobi (Sawirro)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh, ayaa gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya si […]
Gudoomiye Madaale oo aqbalay qorshe lagu duminayo guryo ku yaalla Muqdisho
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Mahamuud Moallim Abdulle ayaa kulan looga arrinsanayay xal u helidda […]
Shirkadda Hormuud oo War ka soo saartay qaraxii lagu laayey shaqaalaheeda (Akhriso)
Shirkadda Isgaarsinta Hormuud ayaa sheegtay in lix ka mid ah shaqaalaha Shirkadda ay ku naf waayeen qarax galabta lagula eegtay […]
Dowlada Somalia oo si kulul uga hadashay qaraxii lala beegsaday shaqaalaha Hormuud
Dowlada Somalia ayaa si kulul u cambaareysay qarax lagu dilay lix ka mid ah Shaqaalaha […]