(Sawirro) Feeryahan caan ka ah dunida oo ugu dambeyn qaatay Diinta Islaamka

Posted on




Feeryahanka caanka ah ee Jeff Monson ayaa qaatay Diinta Islaamka.

Wuxuu ahaa Mareykan wixii ka horreyay 2023, markaasoo uu dib u celiyay Baasaboorka Mareykanka, isagoo noqday muwaadin Ruush ah , halkaa oo uu degay.

Wuxuu ka mid ahaa shaqsiyaadka la xushmeeyo ee tartamada feerka oo uu ku jiro midka miisaanka culus.

Muddadaa uu xirfadan ku soo jiray tan iyo 1997 guulo badan oo taariikhi ah ayuu gaaray.

Hadda isagoo deggan Ruushka ayuu qaatay Diinta Islaamka oo ah diinta dadka ugu badan caalamka ay saacad walba qaataan. iyadoo dadka ugu badan ee Diinta Islaamka qaadanaya ay yihiin shaqsiyaadka caanka ah ee adduunka.




Source link