Home Ciyaaraha Zinedine Zidane Oo Soo Saaray Liiska Xiddigaha Uu Kaga Hor Iman Doono...

Zinedine Zidane Oo Soo Saaray Liiska Xiddigaha Uu Kaga Hor Iman Doono Atletico Madrid. – Kooxda.com

Tababaraha Kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa soo saaray Liiska xiddigaha uu kaga hor iman doono kooxda Atletico Madrid kulan ka tirsan horyaalka La Liga.

Waxa Liiska ku soo laabtay xiddiga Karim Benzema kadib markii uu ka soo kabsaday dhaawac uu kaga maqnaa kulamadii ugu dambeeyay ee kooxda.

Sidoo kale waxa Liiska ku soo laabtay xiddigaha Alvaro Odriozola & Eder Militao kadib markii ay dhankooda ka soo kabsadeen dhaawacyo kala duwan.

Halkan Hoose Kaga Bogo Liiska xiddigaha Zidane u soo xushay kulanka:

Goolhayayaasha: Thibaut Courtois, Andriy Lunin, Diego Altube.

Daafacyada: Eder Militao, Raphael Varane, Nacho Fernandez, Marcelo, Alvaro Odriozola, Ferland Mendy.

Khadka Dhexe: Toni Kroos, Luka Modric, Casemiro, Fede Valverde, Isco.

Weerarka: Karim Benzema, Marco Asensio, Lucas Vazquez, Vinicius Junior, Rodrygo Goes, Hugo Duro.

Source link