Home Xogta Dahsoon XOG Vedio:Qoor Qoor oo damac halis weyn ku ah musharixiinta dhan ku...

XOG Vedio:Qoor Qoor oo damac halis weyn ku ah musharixiinta dhan ku fakaraayo iyo warar shegaayo…




Warar hoose oo lagu kalsonaan karo oo heshay shabakada wararka Allbanaadir Media.com ayaa shegaayo in madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye oo damacsanyahay in oo isku soo sharaxo xilka ugu sareeyo dalka kasoo wado qorshe arintaas ku saabsan.

Qoor Qoor ayaa siyaasihiinta habargidir ka dhaadhicinaayo xiligaan oo yahay xiligii Habargidir loo dooran lahaa madaxweynaha dalka soomaaliya mudo dheerna xilkaas ku taameyse.

Qoor Qoor ayaa latashaday kooxdiisa waaya arag oo xubno badan usoo galayn xildhibaanada cudub ee haatan doorashadiisa kasocoto xarumaha maamul goboleedyada dalka

Warar kale oo aan la hubin ayaa shegaayo in qoor qoor kujiro damac kale oo ah ra’isulwasaare kasoo damacsan in oo dhiso shaqsi kasoo jeedo beesha daarood si asaga u qaato xilka ra’isulwasaare waxaana laga yabaa in shaqsigaas oo noqdo Farmaajo ame Deni.



Source link