Home Xogta Dahsoon XOG: Saddex Arrin oo muujinaya in RW Rooble isu diyaarinayo Musharax u...

XOG: Saddex Arrin oo muujinaya in RW Rooble isu diyaarinayo Musharax u taagan Xilka Madaxweynaha

Madaxda shanta dowlad gobolleed ayaa casumaad rasmi ah ka helay Boqortooyada Sucuudiga.

Waxaa la filayaa in ay RW xil-gaarsiinta ku weheliyaan booqasho uu ku tagayo dhawaan dalkaas.

UJEEDKA

Waxaa jira qorshe ay ka wada shaqeynayaan Egypt, Kenya, Djibouti iyo Sucuudiga oo la rabo in Rooble noqdo musharax xilka Madaxweynenimo ee dalka!!

Sida xogaha ay sheegayaan, Rooble waxaa loo sheegi doonaa in uu yahay musharaxa kaliya ee DHISMI kara!!!

Dhinaca kale, waxaa si rasmi ah ay ilo hoose xaqiijyeen jirta in Madaxweynaha Djibouti, Ismaaciil Cumar Geelle, uu si toos ah ugu dhiirigaliyey Rooble in uu tartamo.

GOORMA AYAY TEGI KARAAN?

Shirka berri uga furmi doona Muqdisho ee lagu dejin doono habraacyada doorashada Golaha Shacabka kaddib ayey odayaashu wada dhaqaajin doonaan.

 

 

Source link