XOG: Fadeexad Culus oo haysta Wasiir ku xigeenka gaadiidka iyo duulista hawada DFS





Wasiir ku xigeenka wasaardda gaadiidka iyo duulista hawada DFS Sidoo kale 18 sano ayuu ahaa Xildhibaan aan dhicin lkn waax muuqda aan ka qabanin degaankii u siyaasada ku matalaayay.

Markii 9aad ayuu rabaa kursiga #HOP 101 in lo xiiro Xersi Aadan Rooble lkn fadeexada haysta sanadkaan ayaa ah in laga heelay vedio oo ku sharaxaya in loo adeegsado kursiga laaluush la siiyo  Odayaasha , Ergada ,iyo Cid kasta oo ku lug leh Doorashada kursiga #HOP 101 ayadoo aan la ixtiraameynin rabitaanka dadka shacabka ah

Xersi Aadan Rooble Ayaa sidoo kale ku faanay in dhaqalihiisa uu mar kasta ku noqdo xildhibaan aan dhiciin sidoo kale waax tageero ah aan ka rabiin reerka iska leh kursiga oo ku fadhiyo mar kale raba in xildhibaan u ku noqdo

Ilaa intee ayee si jiiri kartaa in kursii lagu heelo laaluush ama lacag badan la bixiya sidaasina Xildhibaan lagu noqdo ayadoo aan la firineenin rabitaanka dadka shacabka eel eh kursiga lacagta lagu bixiyay

Halkaan ka daawo vedio fadeexada ku ahay wasiirka:




Source link