Home Warka Maanta Xog: Doorashooyinka Somalia Goorma ayeey dhacayaan ?

Xog: Doorashooyinka Somalia Goorma ayeey dhacayaan ?

Sida aan ku baahinay Wararkeeynii Hore Maalmahaan Magaalada Muqdisho waxaa ka socday shirar gaar gaar ah oo looga arrinsanaayay arrimaha Doorashooyinka,waxaana diiday in ay ka qeeyb-galaan Madaxweynayaasha Labada Maamul Goboleed Ee Puntland & Jubbaland.

Warbaahinta Marqaan ayaa ogaatay Heshiiskii is-afgaradka ahaa ee dhawaan Baydhabo ku dhex-maray xubno metelaayay Maamul Goboleedyadda iyo Villa Somalia in la isla gaaray qodobo muhiim ah oo ay ka mid tahay Goorta ay dhaceeyso Dooarshadda.

HALKAAN KA DAAWO WARBIXINTA AAN UGA HADLEEYNO DOORASHADDA

 

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:info@allbanaadirmedia.com

 

Source link