Home Warka Maanta Xildhibaanada golaha shacabka oo berri kulan xasaasi ah yeelanaya.

Xildhibaanada golaha shacabka oo berri kulan xasaasi ah yeelanaya.

Xildhibaannada Golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ee Muddo Xilleedkiisu Dhammaaday ayaa beri kulan ku yeelan doono magaalada Muqdisho.

Kulanka ayaa looga hadli doona Caabuqa Covid-19 sida lagu sheegay warbixin kasoo baxay golaha.

Kulankan ayaa waxaa shir gudoomin doona Gudoomiyaha Golaha Shacabka.

Kulankaan ayaa yimid xilli maalmihii lasoo dhaafay ay soo baxayeen warar la xariiray in Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhammaday uu damacsan yahay muddo kororsi.



Source link