Home Warka Maanta Willian Oo Halkan Arin Kaga Fiican Xiddig Kasta Oo Arsenal Ah Premier...

Willian Oo Halkan Arin Kaga Fiican Xiddig Kasta Oo Arsenal Ah Premier League Xilli Ciyaareedkan. – Kooxda.com

Xiddiga garabka uga ciyaara Arsenal ee Willian ayaa mar kale soo bandhigay qaab ciyaareed fiican kadib markii uu caawiye ka noqday gool kale kulankii Burnley.

Xiddiga Willian ayaa caawiyay goolkii uu dhaliyay xiddiga Pierre-Emerick Aubameyang daqiiqadihii ugu horeeyay ee ciyaarta.

Kadib caawintaas xiddiga Willian ayaa ah xiddiga ugu badan ee Arsenal sameeyay caawinta ugu badan premier League xilli ciyaareedkan.

Willian ayaa sameeyay 5 caawin ilaa haatan halka uu sidoo kale sameeyay caawin kulankii 2-aad oo xidhiidh ah tan ilaa March 2019 markaas oo uu joogay Chelsea.

Source link