Skip to content
MENU
  • Home
  • Wararka Maanta
  • News In English
Home » Wararka Maanta

Category: Wararka Maanta

Maxaa ka jira inay heshiis gaareen odayaashii ka tegay Xamar iyo SSC?

By adminPosted on March 29, 2023

Laascaanood (Allbanaadir Media) – Hoggaanka dhaqanka ee SSC ayaa war cusub kasoo saaray halka ay marayaan dadaallada nabadeed ee la […]

Ciidamo haya 250 kasoo goostay Shabaab oo soo bandhigay arrin lagu sameeyay

By adminPosted on March 29, 2023

Muqdisho (Allbanaadir Media) – Ciidamada qaabilsan ilaalada xarunta ugu weyn ee lagu dhaqan-celiyo xubnaha kasoo goosta Al-Shabaab ee Sarendi, kuna […]

Al-Shabaab ka gudbay wabiga Shabelle oo weerar iyo dagaal ka geystay Hiiraan

By adminPosted on March 29, 2023

Beledweyne (Allbanaadir Media) – Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar ay saaka Al-Shabaab ka geysteen duleedka […]

Shiinaha oo hanjabaad cusub u diray Mareykanla

By adminPosted on March 29, 2023

Beijing (Allbanaadir Media ) – Shiinaha ayaa ku hanjabay inuu aargoosan doono haddii afhayeenka Aqalka Wakiilada Mareykanka Kevin McCarthy uu […]

Madaale oo kashifay walxo khatar ah dekedda iyo garoonka laga soo dejiyo

By adminPosted on March 29, 2023

Muqdisho (Allbanaadir Media) – Guddoomiyaha gobolka Banaadir Yuusuf Madaale ayaa sheegay in dekedda iyo garoonka diyaaradaha ee Muqdisho laga soo […]

Midowga Yurub oo shaaca ka qaaday inuu hub halis ah siinayo Soomaaliya

By adminPosted on March 29, 2023

Brussels (Allbanaadir Media) – Madaxa siyaasadda arrimaha dibdda Midowga Yurub ayaa sheegay in ururka uu hub halis ah u diri […]

Scotland oo dooratay ra’iisul wasaare MUSLIM ah

By adminPosted on March 29, 2023

Glasgow (Allbanaadir Media) – Baarlamanka Scotland ayaa Talaadadii xaqiijiyey in Humza Yuusuf uu beddeli doono Nicola Sturgeon, si uu u […]

  • 1
  • 2
  • 3
  • …
  • 164

DAAWO




Recent Post

  • Maxaa ka jira inay heshiis gaareen odaya…
    March 29, 2023
  • Ciidamo haya 250 kasoo goostay Shabaab o…
    March 29, 2023
  • Al-Shabaab ka gudbay wabiga Shabelle oo …
    March 29, 2023
  • Shiinaha oo hanjabaad cusub u diray Mare…
    March 29, 2023
  • Madaale oo kashifay walxo khatar ah deke…
    March 29, 2023
Allbanaadir Media