WAR DEG DEG: Qarax Xoogan oo Goordhow ka dhacay Magalada muqdisho Xili Mudaharaad ka Socdo iyo warar kale Oo sheegaya…

Muqdisho (Allbanaadirmedia.com)-Jugta qaraxa ayaa goordhow waxaa laga maqlay degmooyin ka tirsan gobolkan Banaadir,waxaana la sheegay in uu ka dhacay qeybo ka mid ah degmada Warta-Nabada ee Gobolkan Banaadir.

HALKAN RIIX KA DAAWO WARARKA OO MUUQAAL AH

Wararka aan heleyno ayaa waxa ay sheegayaan in qaraxa uu ahaa Gaari laga soo buuxiyey waxayaabaha qarxa,waxaana qaraxa kadib degmooyinka Gobolka Banaadir laga arkayay Uuro cirka isku-shareertay.

Gawaarida Gurmadka deg dega ayaa haatan kusii qul quleysa Goobta uu qaraxa ka dhacay ee degmada Wartanabada Gobolkan Banaadir.

 

HALKAN RIIX KA DAAWO WARARKA OO MUUQAAL AH

DAAWO MUUQAALKA