WAR DEG DEG AH+DAAWO: Puntland oo ku dhawaaqday war ku saabsan Kiiskii Caasho Ilyaas, Cadeysayna.

Maxkamad Racfaan ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqday waqtiga la qabanayo dacwada loo haysto dadkii ay Maxkamadda Darajada koowaad ee gobalka Nugaal ku heshay in ay ka dambeeyeen dilkii loo geystay Caasho Ilyaas Aden oo ahayd gabar 13 sanno jir ah oo lagu dilay laguna kufsaday si foolxun magaalada Gaalkacyo.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO

 

HALKAN RIIX KA DAAWO WARARKA OO MUUQAAL AH

DAAWO MUUQAALKA