Monday, May 27th, 2019
.

TOOS GAROWE: Maxkamadaynta Ragii hayay kiiska Caaisha ilyaas oo Garowe ka bilaabatay Saaka

,
Published on May 11, 2019 by   ·   No Comments

Xarunta gobolka Nugaal ee magaalada Garoowe waxaa markale maanta ka bilaabatay dhegaysiga dacwadda ka dhanka ah ragga ku eedaysan kufsigii iyo dilkii magaalada Galkacyo loogu geystey Caa’isha Ilyaas.

Qareenada u doodaya 10 ruux oo ku eedaysan kiiskaan ayaa horay u codsaday in arrinta dib loo dhigo maadaama sida ay sheegeen aysan waqti fiican u helin xogta eedaysanayaasha ayaa lafilayaa inay iska difaacaan eedaynta xeer ilaalinta guud ee Puntland.

RIIX HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA

Masuuliyiin katirsan xukuumadda Puntland, ehelka gabadha iyo qaybaha kala duwan ee shacabka Puntland ayaa lafilaaya inay ka qaybgalaan daawashada kiiskaan oo noqon doona mid bulshadu ay goob joog ka noqon doonto sida horay loo sheegay.

.

DAAWO MUUQAALKA