Home Warka Maanta Qoorqoor oo la wareegey majaraha siyaasadeed ee Somalia & Puntland oo shaacisay...

Qoorqoor oo la wareegey majaraha siyaasadeed ee Somalia & Puntland oo shaacisay inay markhaanti ka tahay

Madaxtooyada Galmudug, waxay shaacisay in Madaxweynahooda Qoor-Qoor uu hormuud ka ahaa kulamada dhinacyada Dawlad gobaleedyada maanta iskugu yimaadeen, oo Qoor-Qoor ku mashquulsan yahay sidii xal doorasho loo gaari lahaa.

Madaxtooyada Puntland, waxay shaacisay in Madaxweynahooda Deni, ka qeybgalay Shirka Dowladdaha Xubnaha ka ah DFS, dhammaadkana waxaa la sheegay in kulanka looga hadlayo sidii doorashada loo qaban lahaa.

Qoor-Qoor, dadaaladiisu waxay u muuqdaan kuwa saameyn weyn u yeeli doona Galmudug & damaciisa siyaasadeed waqtigan muhiimka ah.



Source link