Home Warka Maanta DEG DEG Puntland oo deegaannadeeda ka mamnuucday diyaaradaha loo yaqaan Drone

DEG DEG Puntland oo deegaannadeeda ka mamnuucday diyaaradaha loo yaqaan Drone

Puntland oo deegaannadeeda ka mamnuucday diyaaradaha loo yaqaan ‘Drone) ee dhulka laga hago kuwaas oo ay Warbaahintu u adeegsato Muuqaalada & Sawirqaadista.

Warxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Amniga ayaa lagu sheegay in cidii lagu arko tilaabo sharciga waafaqsan laga qaadi doono.