Muqdisho (Allbanaadir Media) – Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya, Biixi Iimaan Cige ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay Mashruuca Kobcinta […]
Allbanaadir
Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka Marinka GAZA
Gaza (Allbanaadir Media) – Warbaahinta Masar iyo illo ku sugan xudduudka ayaa sheegay in kooxdii ugu horreysay ee dhaawaca ah […]
QM oo dalab culus kasoo saartay khilaafka DF iyo Puntland
Muqdisho (Allbanaadir Media) – Ergeyga cusub ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, Catriona Laing ayaa soo […]
SOMALILAND oo toogasho ku fulisay 5 QOF + Magacyada
Hargeysa (Allbanaadir Media) – Wararka laga helayo Somaliland ayaa sheegaya in maanta ciidanka ammaanka ay toogasho ku fuliyeen illaa 5 […]
Ciidamada Xoogga dalka oo deegaano cusub la wareegay + Sawirro
Xudur (Allbanaadir Media) – Faahfaahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa howlgallo qorsheysan oo ay maanta ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed […]
CC Shakuur oo boggaadiyay arrintii ay sameeyeen ardayda Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (Allbanaadir Media) – Xildhibaan Cabdishakuur Warsame oo sidoo kale ah ergeyga madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan arrimaja bani’aadanimada ayaa aad […]
Xogta dilkii ‘aanada qabiil’ ee xalay laba ganacsato loogu gaystay Dhuusomareeb
Dhuusomareeb (Allbanaadir Media) – Allah ha unxariistee waxaa fiidnimadii xalay magaalada Dhuusamareeb ee xaruntda maamul goboleedka Galmudug lagu dilay Sheekh […]