Muqdisho (Allbanaadir Media) – Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed, General Odowaa Yuusuf Raage ayaa shaaciyay in howl-galkii Ceel-qaboobe lagu laayay […]
Allbanaadir.com | Warar Sugan | Xigasho Iyo Xaqiiq ku Salaysan | Waa Astaanta Allbanaadir Media
DF oo Muqdisho ka daah-furtay shir muhiim u ah dhameystirka dastuurka
Muqdisho (Allbanaadir Media) – Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ee caasimada dalka ka daah-frutay shir muhiim u ah […]
Ciidamo gadoodsan oo xirtay bar-kontarool oo ku yaal Gaalkacyo
Gaalkacyo (Allbanaadir Media) – Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ciidamo gadoodsan oo […]
Hoobiye ku dhacay Janaale oo sababay dhimasho iyo dhaawac
Janaale (Allbanaadir Media) – Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya madfac ay tuureen ciidamada ATMIS oo ku dhacay beer ku […]
Ruushka oo khasaare 100,000 oo askari ah kala kulmay dagaalka Ukraine
Bakhmut (Allbanaadir Media) – In ka badan 20,000 oo askari oo Russian ah ayaa ku dhintay, 80,000 oo kalena waa ay […]
Xasan Sheekh oo sameeyay ballan qaad la xiriira doorashada 2026
Muqdisho (Allbanaadir Media) – Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay ka qaybgalay kulan dadweyne oo su’aallo lagu weydiinayay […]
Ciidamada DF oo howlgal ku laayey 60 Shabaab ah kadibna…
Xarardheere (Allbanaadir Media) – Warar dheeraaad ah ayaa kasoo baxaya howlgal ay xalay ciidamada dowladda Soomaaliya ka sameeyeen agagaarka degmada […]
Hay’adda Duulista oo soo faro-gelisay arrin ka taagan garoonka Aadan Cadde
Muqdisho (Allbanaadir Media) – Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed oo maanta qaaday tallaabo culus ayaa faro-gelisay arrin labadii maalmood ee lasoo […]
Madaxweyne Xasan oo ka jawaabay sababta uu xulufo uga dhigtay IMAARAADKA
Muqdisho (Allbanaadir Media) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii ugu horreysay xalay si faah-faahsan uga hadlay xiriirka Soomaaliya […]
DF Somalia oo shir caalami ah uga qeyb-galeysa GENEVA
Muqdisho (Allbanaadir Media) – Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Geneva ee dalka Switzerland uga qeyb-galaysa […]