Muqdisho (Allbanaadir Media) – Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxay gudaha garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ee Aadan Cadde ku qabatay […]
Allbanaadir.com | Warar Sugan | Xigasho Iyo Xaqiiq ku Salaysan | Waa Astaanta Allbanaadir Media
Somaliland iyo UK oo wada-hadal xasaasi ah ka yeeshay colaadda LAASCAANOOD
Hargeysa (Allbanaadir Media) – Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta kulan xasaasi ah habka fogaan araga ah (Video Conference) […]
Shabaab firxad ka ah weerarkii Ceel-qaboobe oo lagu qabtay Ceeldheer
Ceeldheer (Allbanaadir Media) – Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa dadka deegaanka ayaa gacanta ku dhigay xubno ka tirsan kooxda Al-Shabaab […]
Xasan oo shaaciyay arrin yaab leh oo loogu tagay deeganadii laga saaray Al-Shabaab
Muqdisho (Allbanaadir Media) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii u horeysay shaaciyay in dhulkii laga xoreeyay kooxda Al-Shabaab […]
SSC ‘oo farriin kama dambeys ah’ u dirtay Somaliland
Laascaanood (Allbanaadir Media) – Isimida SSC ee fadhigoodu yahay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa markale ugu baaqay xukuumadda […]
R/Wasaare Xamza oo magacaabay xubno cusub oo wasiirro ah
Muqdisho (Allbanaadir Media) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa goordhoweyd magacaabay xubno wasiirro ah […]
Haweeney laba carruur ah oo ay dhashay ku dishay Qardho oo lasoo qabtay
Qardho (Allbanaadir Media) – Ciidamada ammaanka ee Puntland, gaar ahaan Booliska magaalada Qardho ayaa gacanta ku soo dhigay hooyo laba […]
Mareykanka oo qaaday tallaabo ka dhan ah qulqulka Tahriibayaasha
Washington (Allbanaadir Media) – Waaxda Gaashaandhigga Mareykanka ayaa Talaadadii sheegtay inay ciidamo dheeraad ah gayn doonto si ay gacan uga […]
Muxuu madaxweyne XASAN kala hadlay Qoor Qoor, Laftagareen iyo Guudlaawe?
Muqdisho ( Allbanaadir Media) – Faahfaahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa kulan xasaasi ah oo uu xalay madaxweynaha Soomaaliya, […]
Booliska oo soo xiray Aabe si arxan darro ah u dilay wiilkiisa
Muqdisho (Allbanaadir Media) – Qoraal kasoo baxay taliska qaybta guud ee Booliska Gobolka Banaadir ayaa waxaa looga hadlay howlgal ay […]