
Fiqi: Bakaaraha wuxuu u xirnaa Askar katirsan NISA oo dharka bedeshay
Wasiirkii hore ee Amniga Galmudug, ahna Xildhibaan katirsan Baarlamaanka waqtigiisu dhamaadey Axmed Macalin Fiqi ayaa shaaciyay xog xasaasi ah. Qoraal uu Maanta soo dhigay bartiisa Facebook, ayuu ku sheegay inuu helay macluumaad sheegaya in askar […]