• HOME
  • Wararka Maanta
  • News in english
Wararka Maanta

XASAASI: Doorashadii jowhar maanta oo dhacdooyin cusub laga diin waan geliyey

January 31, 2022

Yuusuf Ibraahim Afrax oo loo yaqaano (Kabaale) ayaa ku guuleystay kursiga Tirsigiisa uu yahay Hop-033 ee Xubinnimada Golaha Shacabka BFS isagoo helay codad gaaraya 69-cod halka musharaxii la tartamayay Maxamed […]

Wararka Maanta

Ciidamada AMISOM oo dad shacab ah dilay

January 31, 2022

Wararka Ka imaanaya Degmada Qoryooley ee Gobolka Sh, Hoose ayaa ku Waramaya in 1 Qof uu ku Geeeriyoodey 2 kalene Dhaawac Soo Gaarey kadib Markii Ciidamada Howlgalka Midowga Africa Ee […]

Wararka Maanta

XOG: Saraakiishii hogaamineysay ciidankii Bad baado qaran oo xildhibaano laga dhigayo

January 31, 2022

Sanadkaan oo ah Baarlamaanka Soomaaliya mid ciidan xubno soo noqday kusoo biireen ayaa hadana la sugayaa saraakiil kale oo tartan ugu jira inay kuraastooda kusoo baxaan. Hore General Saadaq John iyo General Yaasiin Fareey ayaa […]

Wararka Maanta

Ra’iisul Wasaare Rooble oo Maanta la kulmaya Madaxda Imaaraadka Carabta

January 31, 2022

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble oo xalay ku hoyday waddanka isutagga Imaaraadka Carabta ayaa waxaa la filayaa in uu Maanta halkaasi kula kulmo Madax katirsan Imaaraadka Carabta oo uu kala hadli doono Arrimo […]

Wararka Maanta

Lafta-gareen oo kursigiisa dhaafiyey maanta xildhibaan aad ugu dhow Farmaajo

January 31, 2022

Waxaa Maanta magaalada Baydhaba ee xarunta kumeel gaarka ah ee maamulka Koonfur Galbeed ka dhacday doorashada 5 kursi oo kamid ah Golaha Shacabka. Kuraasta la doortay waxaa kamid ahaa kursi uu ku fadhiyey Xildhibaan caan […]

Wararka Maanta

Xildhibaan Khadiija Diiriye oo farsamo yaab leh kursiga loogu xiray iyo Baarliin Biin oo war soo saartay (Daawo)

January 31, 2022

Baarliin Biin oo dooneysay in wasiir Khadiija Maxamed Daariye ay kula tartanto kursiga golaha shacabka ay ku leedahay beesha Yaxar ee Hop097, ayaa caawa shaacisay in tartanka laga reebay oo Khadiija Diiriye kursigaas loo xiray. […]

Wararka Maanta

Loolanka cusub ee MASAR iyo TURKEY ee Soomaaliya+Daawo

January 31, 2022

 Dowladda Masar ayaa dhawaanahan wadday dedaallo ay ku xoojinayso xiriir kala dhexeeya Soomaaliya oo sanadihii dambe hooseeyay, sida ay ku warrameen qaar kamid ah warbaahinta Bariga Dhexe. Dabayaaqadii sanadkii 2021, Xarunta Caalamiga ah ee Xallinta […]

Wararka Maanta

Ma Farmaajo ayaa mas’uul ka ah boobka doorashada mise Golaha Wadatashiga?+Daawo

January 31, 2022

Doorashadii xildhibaanada laba Aqal ee Baarlamaankii 10-aad, fadeexooyin waaweyn ayaa laga diiwaan geliyey, sanadkii 2016-kii. Waxaa mar hore doorashadaas loo tix-gelin jiray middii ugu musuqa, boobka iyo fadeexadda badneyd doorashooyinkii soo maray dalka burburkii kadib. […]

Wararka Maanta

Madaxweyne Lafta Gareen oo magacaabay saddex wasiir

January 31, 2022

Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) ayaa magacaabay wasiiro cusub oo ka mid noqonayo golihgiisa wasiirada, kadib wareegto ka soo baxday xafiiskiisa. Wasiirada uu magacaabay Lafta Gareen oo gaaraya […]

Wararka Maanta

XOG: Qorshaha culus ee Rooble u Aaday Imaraadka & Farmaajo oo ka hortegay shirqoolkii lacagta

January 31, 2022

XOG: Qorshaha culus ee Rooble u Aaday Imaraadka & Farmaajo oo ka hortegay shirqoolkii lacagta | Xulka Wararka oo dhan […]

Posts navigation

« 1 … 374 375 376 … 381 »




Wararka Maanta

DEG DEG: Rooble oo guddi u magacaabay caleemo-saarka Xasan Sheekh + Maalinta ay dhaceyso

May 31, 2022

Muqdisho (Allbanaadir Media) – Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen  Rooble ayaa magacaabay guddiga amniga ee xafladda caleema saarka Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo dhawaan lagu qabanayo magaalada Muqdisho. […]

Wararka Maanta

Taliye Xijaar oo ka jawaabay eedihii loo jeediyey ee carqaladeynta doorashada

April 26, 2022

Muqdisho (Allbanaadir Media) – Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, ahna Guddoomiyaha Guddiga Amniga Doorashooyinka S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar, ayaa beeniyey eedo loo jeediyey oo ku saabsan inuu maanta xirtay xarunta baarlamanka ee Villa Hargeysa. Xijaar […]

Wararka Maanta

AMISOM oo go’aan culus ku dhowaaqday, kadib weeraradii Muqdisho

February 17, 2022

Taliska Midowga Afrika ee AMISOM ayaa war kasoo saaray weeraradii iyo qaraxyadii habeen ka hor ka dhacay qaybo badan oo ka mid ah magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. AMISOM ayaa shaacisay inay si kulul u […]

Wararka Maanta

Wararkii ugu dambeeyey shirka golaha wadatashiga ee ka socda mogadishu

June 12, 2022

mogadishu (Allbanaadir Media) – Magaalada mogadishu ee caasimada Soomaaliya waxaa ka socda shirka Golaha Wadatashiga Qaranka, kaas oo galay maalintiisii labaad. Shirkan oo ah mid xasaasi ah ayaa waxaa guddoominayo Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh […]

Wararka Maanta

Baarlamanka Puntland oo war kasoo saaray khilaafka Saciid Deni iyo Karaash

May 7, 2022

Garoowe (Allbanaadir Media) – Baarlamaanka maamul Goboleedka Puntland ayaa markii ugu horeysay si rasmi ah uga hadlay khilaafka ka dhex dilaacay madaxweynaha maamulkaas Saciid Cabdullaahi Deni iyo ku xigeenkiisa Axmed Karaash kaasoo bilowday markii uu […]

Copyright © 2022 | MH Magazine WordPress Theme by MH Themes