Waxa caawa magaalada Hargeisa lagu xirey fanaanada Soomaaliyeed ee caanka ah Ugbaad Aragsan Ciidanka Booliska […]
ALLBANAADIR
Ismail Yusaf Baz (Abu Jacfar) oo lagu dilay duqeyn cirka ah oo lala beegsaday (Sawirro)
Milatariga Israa’iil ayaa sheegay in ay dileen taliye ka tirsan ururka Xisbullah ee koonfurta Lubnaan. […]
Axmed Cumar Max’ed oo loo dhaariyey xilkii uu magacaabay RW Xamse (Sawirro)
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta […]
Israa’iil oo ku adkaysatay inay jawaab ka bixinayso weerarkii Iran iyo caalamka oo indhaha…
Israa’iil ayaa u muuqata inay go’aansatay inay qaaddo tallaabo ay kaga aargudanayso ciidamada milateriga ah ee Iran, iyo qaar ka […]
Dagaal ka dhex qarxay Qowmiyadaha Amxaarada & Tigray ee dalka Itoobiya
Dagaallo ayaa dib uga bilow day dhulka ay ku muran san yihiin maamullada gobollada Amxaaradda iyo Tigreega ee dalka Itoobiya. […]
Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo maanta xilka si rasmi ah ula wareegay (Sawirro)
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Mudane Salah Jama, ayaa xilalka uu kula wareejiyey Wasiirka cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka […]
Labo nin oo lagu dilay Magaalada Muqdisho iyo Faah Faahino kasoo baxaya
Nin hubeysan oo xirnaa dareeska ciidanka dowladda ayaa duhurnimadii maanta degmada Dayniile ee gobolka Banaadir ku dilay labo nin oo […]
Saraakiil katirsan ciidanka Turkiga oo soo gaaray Muqdisho iyo Ujeedka socdaalkooda (Sawirro)
Saraakiil sar sare oo katirsan booliiska dalka Turkiga ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, waxaana […]
Wasiiradda Dagaalka Israa’iil oo ku kala qeybsan Jawaabta laga bixinayo Weerarkii Iran
Golaha Wasiirrada Isra’il ayaa si weyn ugu kala qaybsamay sida ugu habbboon ee looga jawaabi karo weerarkii gantaallada ee labo […]
Wasiirka Maaliyadda oo Washington DC kulan muhiim ah kula qaatay Mahmoud Mohieldin
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Washington DC, halkaas oo lagu qabanayo […]