Muqdisho (Allbanaadir Media) – Ra’iisul wasaare ku xigeenkii hore ee dalka, ahna haatan xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya, Mahdi […]
ALLBANAADIR
Maxkamadda Ciidamada oo xukuntay Xaaska hoggaamiyaha Daacish ee Soomaaliya
Muqdisho (Allbanaadir Media) – Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee dowladda Soomaaliya ayaa maanta xukun adag ku ridday Fartuun Cabdirashiid Xuseen […]
Mareykanka oo shaaciyay in ciidamada Eritrea aysan weli ka bixin gobolka Tigray
Nairobi (Allbanaadir Media) – Sarkaal sare oo Mareykan ah ayaa markii u horeysay shaaciyay in ciidamada Eritrea ay weli ku […]
Dowladda Soomaaliya oo jawaab kulul ka bixisay hanjabaaddii Cali Dheere
Muqdisho (Allbanaadir Media) – Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga Soomaalya, Jibriil Cabdirashiid Xaaji oo ka hadlayay dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab […]
Diyaarado DRONE ah oo weeraray xarun ay leedahay wasaaradda difaaca IRAN
Tehran (Allbanaadir Media) – Iran ayaa Axaddii sheegtay in weerar loo adeegsaday diyaarad drone ah lala beegsaday xarun ay leedahay […]
Sidee dowlada ka yeeleysaa malaayiinta dollar ee laga xayiray kooxda Al-Shabaab?
Muqdisho (Allbanaadir Media) – Dowladda uu hogaaminayo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dagaal toos ah oo cirka iyo dhulka ah […]