Madaxweyne Farmaajo Oo Kudhawaaqay Arin Cabsi Ku, abuurtay AMISON.





Madaxweynaha waqtigu ka dhammaaday, Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo|) oo ku sugan caasimada Itoobiya ee Addis Ababa ayaa khudbad ka jeediyey fadhiga uu yeeshay Golaha Nabadda & Ammaanka ee Midowga AfrikaFarmaajo ayaa khudbaddiisa diiradda ku saaray laba arrimood oo kala ah dagaalka Al-Shabaab iyo qorshaha ciidamada Soomaaliya ay kula wareegayaan amniga guud ee dalka.

Madaxweyne Farmaajo ayaa shaaca ka qaaday in guullo waa weyn laga gaaray la dagaalanka Al-Shabaab, sidoo kalena ay dowladdu u diyaar garowday amniga dalka.




Source link