Home Warka Maanta Madaafiic caawa lagu weeraray Garoonka diyaaradaha Muqdisho

Madaafiic caawa lagu weeraray Garoonka diyaaradaha Muqdisho




Tiro Hoobiyeyaal ah ayaa caawa maqribkii kadib lagu weeraray Garoonka diyaaradaha Muqdisho ee Aadan Cabdulle cusmaan.

Dadka ka ag dhaw Garoonka diyaaradaha Muqdisho ayaa sheegay in jugta madaafiicda ay maqlayeen.

Lama oga khasaaro haday ka dhasheen Hoobiyeyaasha khasaaro iyadoo xaalada markii ay caadi kusoo laabatay.

Al Shabaab ayaa sidaan Oo kale Hoobiyeyaal dhowr jeer ku garaacay madaarka caalamiga ah Muqdisho.





Source link