Home Warka Maanta Kooxda Boqortooyada Iyaga Ayaa Gacan Sareeyay Kulamadii Ugu Dambeeyay – Allbanaadir Media

Kooxda Boqortooyada Iyaga Ayaa Gacan Sareeyay Kulamadii Ugu Dambeeyay – Allbanaadir Media

Real Madrid ayaa kulan waliba loolanka horyaalka soo nooleyn kara waxa ay la ciyaarayaan Atletico Madrid oo hadii ay soo badiyeen kulankaas waxa ay soo galayaan booska labaad oo ay Barcelona ay isku dhibco noqonayaan kuwaais oo hatan leh 56 xilli kooxda hogaanka haysa ay leeyihiin  58 dhibic

Xogta Kulanka 

*Real waxa ay kulankaan galayaan iyadoo kulamadii ugu dambeeyay ay ka gacan sareeyeen Atletico Madrid , 20-kii kulan ee ugu dambeeyay waxa ay badiyeen 10 kulan halka Atletico ay badiyeen kaliya 4 kulan.

*Guud ahaan waxa ay labada koox kulmeen 226 jeer  dhamaan tartamnada , Real Madrid ayaana badisay 112 kulan halka Atletico ay badiyeen 56 jeer .

*Markii ugu dambeeysay ee Atletico kulan La Ligaha  ah ku garaacaan waxa aheyd aheyd February 2016 waxa ayna waqtigaas Bernabeu kala soo laabteen guul hal gool ah .

*Real Madrid waa ay abdiyeen sededxidi kulan ee ugu dambeeyay ee ay ku soo ciyaaren banaanka garoonkooda

Shaxda laga yaabo in ay labada koox ku soo galaan ayaa ah 

Atletico Madrid possible starting lineup:
Oblak; Savic, Felipe, Hermoso; Trippier, Llorente, Koke, Saul, Carrasco; Felix, Suarez

Real Madrid possible starting lineup:
Courtois; Vazquez, Nacho, Varane, Mendy; Modric, Casemiro, Kroos, Valverde; Benzema, Vinicius

Source link