Home Warka Maanta Klopp Oo Is Badalo La Yaab Leh Ku Sameeyay Shaxdiisa – Allbanaadir...

Klopp Oo Is Badalo La Yaab Leh Ku Sameeyay Shaxdiisa – Allbanaadir Media

Tababaraha Kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa soo saaray shaxda uu kaga hor iman doono Fulham kulan ka tirsan horyaalka Premeir League.

Tababare Klopp ayaa is badal aad u badan ku sameeyay shaxdiisa isaga oo kaliya xiddigaha Alisson, Robertson, Wijnaldum Iyo Salah yihiin xiddigaha sii haysta booskooda kulankii ugu dambeeyay.

Klopp ayaa daafaciisa ku bilaabay xiddiga da’yarka ah ee R Williams kaas oo badalay xiddiga Fabinho halka N Williams badalay xiddiga Alexander-Arnold.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:

Liverpool: Alisson, N Williams, R Williams, Phillips, Robertson, Milner, Wijnaldum, Keita, Shaqiri, Salah, Jota.

Kaydka: Adrian, Fabinho, Thiago, Mane, Oxlade-Chamberlain, Jones, Tsimikas, Origi, Alexander-Arnold.

Fulham: Areola, Tete, Andersen, Tosin, Aina, Reed, Lemina, Lookman, Cavaleiro, Decordova-Reid, Maja.

Kaydka: Fabri, Hector, Mitrovic, Ream, Loftus-Cheek, Bryan, Anguissa, Kongolo, Robinson.

Source link