Home Warka Maanta Janan oo Ku dhawaaqay 30 Baabur Dagaal Dowlada ku Wareejiyey iyo 500...

Janan oo Ku dhawaaqay 30 Baabur Dagaal Dowlada ku Wareejiyey iyo 500 Askari

Wasiir Janaan ayaa la sheegay inuu Dowlada Soomaaliya ku wareejiyey 30 baaburta gaashaaman iyo 500 oo askari kuwaasi oo hada ciidanka Dowlada qeyb ka noqonaya,kadib markii Magaalada Muqdisho uu gaadhey.

ilo ku dhow Dowlada iyo Wasiir Janaan ayaa Sheegay in Ciidankani Dowlada uu ku wareejiyey ay ahaayeen kuwiisa gaarka ahaa,xili ciidankii kale ee Jubaland oo Geeyey Dhoobley,Madama Gedo hada Isaga go’aankiisa hoos tagto,taasi oo Qeybka ah in jubaland saamaynteeda la lumiyo.

Si kastaba waxaa la fahan san yahay inuu Wasiirka amniga jubaland ahaa Ninka kaliya ee jubaland Gobolkaasi Galaangalka ugu lahayd balse hada taasi inay lumayso ayaa la aamin san yahay.

 

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:info@allbanaadirmedia.com

 

Source link