Monday, June 17th, 2019
.

Dil Argagax leh oo goordhaw ka dhacay Muqidisho iyo Masuul Caan oo lagu qaarjiyay

,
Published on April 16, 2019 by   ·   No Comments

Askari ka tirsan ciidamada dowlada Soomaaliya ayaa goor dhaweyd qof shacab ah ku dilay Isgoyska Sanca ee magaalada Muqdisho.

Goob joogayaal ayaa Badweyntimes Usheegay in Askariga iyo ninkan uu dhaxmaray muran, ka dibna rasaas lagu furay markii uu la soo baxay toorey uu ku weeraray askariga

Wararka qaar ayaa sheegaya in ninka la dilay ee tooreyda ku weeraray askariga uusan maskax ahaan fayoobeyn.
Meydka ninkan la dilay ayaa waxaa goobta ka qaaday dad goobta ka dhowaa, iyadoo dilalka shacabka ay ku soo kordhayeen magaalada Muqdisho mudooyinkan.

.

DAAWO MUUQAALKA