Dignin Shacabka Muqdisho Maalinta Bari Loo Jeedinayo Arin Halis Badan

Xili Bari Ay Ku Aadan tahay Maalinta Koowaad ee ciida Adxa,waxaa Soo baxaya Cabsida Shacabka Soo food saarta Bari oo Kale.

Shacabka Muqdisho Ayaa cabsi Ka Qaba Maal maha Farxada Ciida Badana Dadka Shacabka Iskugu imaadaan Hoteelada Iyo Goobaha lagu caweeyo,Cabsidani Ayaa Ku Wajahan Qaraxyo ka Dhaca muqdisho Goobaha Dad Weynaha Iskugu Imaadaan.

Inta Badan Shacabka Iyo Qoysaska Ayaa Maal mahani faraxada Ciida ku qaata Goobaha badana Dad Weynaha ku Kulmaan,waxaana Sidoo kale Jirta Xabsi Inay Qaraxyo Goobahaasi la beegsadaan Kooxda Shabaab.

HALKAN RIIX KA DAAWO WARARKA OO MUUQAAL AH

Laamaha Amaanka Ayaa Ka Dayriyey xaalada Goobaha Inay dad Weynaha Digtoonaan Muujiyaan,Wixii Ay ka Shakiyaana La Wadaagaan ha’yadaha Amaanka Ku Shaqul leh.

oobaha inta Badan Dhibaatadani ka Dhacdo waxaa Ka Mid Ah,Hoteelada Lagu caaweeyo,Goobaha Dalxiiska oo Beerta Nabada Iyo Liido ka mid Tahay,Kuwaasi oo Sidoo kale loogu baaqay Inay dadka Iska Leh Amaankooda Sugaan.

HALKAN RIIX KA DAAWO WARARKA OO MUUQAAL AH

DAAWO MUUQAALKA