Home Warka Maanta DHAGEYSO: Xog cusub Kumaandoosta Soomaaliya oo awood qarsoon lasoo baxday

DHAGEYSO: Xog cusub Kumaandoosta Soomaaliya oo awood qarsoon lasoo baxday




Afhayeenka Ciidamada Xoogga Dalka Gaashaanle Sare Cali Xaashi Cabdinuur ayaa sheegay in ciidamadu sii wadi doonaan howlgalada qorsheysan ay ku beegsanayaan Al Shabaab.

Wareysi uu siiyey VOA-da ayuu Afhayeenku sheegay in wada shaqeynta Mareykanka iyo Kumaandoosta Soomaaliya aysan istaagin xitaa hadii ciidamada mareykanka iskaga baxeen Dalka bilo ka hor.

Waxa uu sheegay in iskaashiga hadii lasii kordhiyo ay Al shabaab ka saari doonaan deegaanada ay weli kusugan yihiin.

Shalay waxaa ciidamada Kumaandoosta Soomaaliya ay beegsadeen xarumo al shabaab ka joogeen deegaanka Qeycad oo hoosta Koonfurta Gobolka Mudug.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA






Source link