Home Warka Maanta DHAGEYSO: Wareysi Ardaygii Kaalinta 1aad galay & Jawaab culus uu bixiyey

DHAGEYSO: Wareysi Ardaygii Kaalinta 1aad galay & Jawaab culus uu bixiyey




Warbaahinta Allbanaadir Media ayaa wareysi la yeelatay Maanta oo sabti ah Ardaygii Kaalinta Koobaad ka galay Imtixaankii Shahaadiga Ee Dugsiga Sare oo ay Dawlada Soomaaliya qaaday.

Cawaale Axmed Aw Cali Barre oo Gaalkacyo kusugan ayaa Allbanaadir Media usheegay in Agoonimo uu kusoo koray oo aabihiis isagoo hal sano jir ah dhintay,isagoo fariin udiray dhalinyarada Soomaaliyeed ee Waxbarashada ku jira.

Inuu ka caagay Tiktok iyo waxyaabo kale Oo Youtube-ka ku jiro ayuu sheegay inay uhorseeday guusha uu gaaray.

Waxa uu si kulul uga hadlay qaab qabyaalad ku dhisan oo loo hadal hayey maadaama Cawaale uu ka yimid Magaalada Laas caanood balse Gaalkacyo uu waxbarashada ku dhameeyey.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA






Source link