Home Warka Maanta Dhageyso: Waare Oo Qorshe cajiib ah siiyey Farmaajo si uu uga bad...

Dhageyso: Waare Oo Qorshe cajiib ah siiyey Farmaajo si uu uga bad baado Arinta Muqdisho

Maxamed Cabdi Waare oo ah Madaxweynihii hore Ee HirShabelle oo kusugan Dalka Turkiga ayaa ka hadlay Marxalada Soomaaliya gashay iyo dhaq dhaqaaqyada ciidan ee Xamar ka jira.

Waxa uu Waare kula taliyey Farmaajo inuu xilka iska wareejiyo oo Awood dalka lagu qabsan Karin sida uu warka udhigay.

Sidoo kale Maxamed Cabdi Waare ayaa Shacabka Maamulada Galmudug & Hirshabelle ugu baaqay inay taageeraan Madaxdooda go’aanada ay qaataan.

Hadalka Waare waxa uu kusoo beegamayaa xilli jah wareer siyaasadeed oo salka ku haya Doorashada weli la dareemayo iyo dhaq dhaqaaqyo ciidamo iska soo horjeeda gudaha Muqdisho.

 

Source link