Home WARARKA DHAGEYSO: Soo Xulista Xildhibaanada Somalia waxaa qeyb ku leh Al Shabaab “Waxbadan...

DHAGEYSO: Soo Xulista Xildhibaanada Somalia waxaa qeyb ku leh Al Shabaab “Waxbadan ogoow”

SHARE

Salaad Cali jeele oo kamid ah siyaasiyiinta waqtiga badan lasoo dagaalamayay Alshabaab aya ka hadlay xiriirka ka dhaxeeya Alshabaab iyo soo xulista Xildhibaanada matala shacabka Somaliyeed.

Waxa uu sheegay Siyaasiga in Ergada qaarkood ay Al-Shabaab ku amraan inay doortaan Xildhibaan Hebel,Ergadii ka dhega adeegtana ay dilaan kii amarkiisa ku Shaqeeyana ay daayaan oo uu ka badbaado.

Riix Halkaan si aad codka udhagaysato
“Horta waad og tahay Shabaab waa Argagaxiso,Ergada qaarkood waa ay dilaan kuwana waa ay daayaan,Xubin kasta oo ergada ah waa ay soo wacayaan waxa ay leeyihiin Xildhibaan hebel soo saar hadii aad soo saari weysana dhibaato ayaad nagala kulmeysaa,marka waad garan kartaa in Xildhibaanada qaar Ergadooda la dilaayo qaarna la deynnayo ayuu yiri Siyaasiga.

Halkan Hoose Ka Dhageyso Codka

SHARE