Home Xogta Dahsoon DHAGEYSO: Qof arkayey ninkii ismiidaamiyey galabta oo xog badan bixiyey

DHAGEYSO: Qof arkayey ninkii ismiidaamiyey galabta oo xog badan bixiyey

Shaqaale katirsan kuwa gar gaarka ayaa qaaday meydadka iyo dhaawacyada dadkii ku waxyeeloobay qaraxii gabal dhicii maanta ka dhacay maqaaxi ku taalla meel ku dhaw Hoteelkii hore Jubba Ee Degmada Shangaani.

Qaraxa waxaa fuliyey qof watay boorso sida ay inoo sheegeen dadka goob joogayaasha ah,iyadoo dhimashada 3 qof iyo dhaawac intaasi ka badan la arkay.


Labo qof oo maqaaxida ku sugnaa iyo Qofkii is qarxiyey ayaa dhimashada la ogaaday,waxaana macquul ah in dhimashada intaasi ka badan karto.

Qaar ka mid ah dadkii aan goobta kula kulanay goob joogna u ahaa Qaraxa ayaa inooga warbixiyey waxay arkeen.

Source link