DHAGEYSO: Muuse Biixi Oo Xiisadii Sanaag Puntland Dhinac Kale U Wareejiyey

Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi Ayaa waxa uu ka hadlay warar maalmihii dambe la isla dhexmarayey oo ahaa Xiisad ka jirta Gobolka Sanaag.

Bariga Gobolkaasi waxa isku heysta Soomaaliland iyo Puntland kuwaas oo mid walbo sheeganayo inuu dhulka uu xukumo ay tahay.

Si kaduwan sidii hore waxaa kaga hadlay Arimaha jiray Maalmahaan dambe Hogaamiyaha Xukuumada Hargeysa Muuse Biixi oo tiro dhowr jeer ah ku goodiyey inay Puntland Cagta marin doonaan hadii aysan duulaanada joojin.

HALKAN RIIX KA DAAWO WARARKA OO MUUQAAL AH

Waxa uu markaan Muuse Biixi shaaca ka dhigay in Colaad aysan ka dhex jirin Soomaaliland iyo Puntland Deegaano dhaca Gobolka Sanaag.

Muuse Biixi Cabdi waxa uu soo bandhigay inay jiraan Colaad Qabaa’ilada ah oo ka baxsan labada Maamul mida ay isku hayaan Gobolka Sanaag.

HALKAN RIIX KA DAAWO WARARKA OO MUUQAAL AH

DAAWO MUUQAALKA