Home ARIMAHA BULSHADA DHAGEYSO: Muuse Biixi oo Shaaciyay Arin Layaab leh iyo Qaabka ay Madaxweyne...

DHAGEYSO: Muuse Biixi oo Shaaciyay Arin Layaab leh iyo Qaabka ay Madaxweyne Gabar Somaliyeed ugu Noqon Karta Somaliland

SHARE

Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa waxa uu khudbad dheer ka jeediyey shir weyne ay Hargeysa ku qabsadeen haweenka reer Somaliland kaas oo ay kaga hadlaayeen doorka siyaasadeed ee ay dalka ku leeyihiin

Madaxweynaha ayaa sheegay in dhinaciisa waxii awoodiisa ah uu la bar bar taagan yahay haween

Halkan Hoose Ka Dhageyso

SHARE