DHAGEYSO: Madaxweyne Farmaajo oo Soo Xiray Albaab Muhiim u ahaa Somaliland iyo Kheyre oo Wadnaha Farta Ku Haya

Madaxweynaha Dowlada Fedraalka Somaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ku guuleystay arin la yaab iyo wax aan dhici karin ku noqotay Somaliland oo baadi goob ugu jirta aqoonsi caalamiya.

Farmaajo ayaa si Aan la fahmi karin usoo xiray albaab 20-kii sano ee lasoo dhaafay muhiim u ahaa Somaliland taasi oo ku noqotay mid Aan la aqbali karin sababna u noqo karta in Somaliland somaliweyn kusoo biirto.

Dagaalka qabow ee Farmaajo ayaa sabab u ah in wax walba si Aan la fileyn isku bedelaan sida hada maamul goboleedyadu tartiib tartiib dowlada ula heshiinayaan.

Dhanka kale Siyaasiyiinta mucaaradsan Dowlada Federaalka ayaa wada dagaal cusub oo ay ku wajahayaan Farmaajo iyo Kheyre kaas oo wax weyn ka bedelan kuwii hore.

Halkan Hoose Ka Dhageyso Codka

DAAWO MUUQAALKA