Home Warka Maanta DHAGEYSO: Kulamo ka socda caawa Kismaayo & xaalka Doorashada berri bilaabaneysa

DHAGEYSO: Kulamo ka socda caawa Kismaayo & xaalka Doorashada berri bilaabaneysa




Guddoomiyaha guddiga hirgalinta doorashooyinka heer federaal Soomaaliya Maxamed Xasan Cirro iyo Wafdi uu Hogaaminaayo ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo.

Madaarka caalamiga ah ee sayid Maxamed Cabdulle Xasan ayaa waxa kusoo dhaweeyey Wafdiga Gudoonka guddiga hirgelinta doorashada Jubbaland iyo Mas’uuliyiin kale.

Maxamed Xasan Cirro oo soo dhaweyn kadib warbaahinta la hadlay waxa uu ka mahad celiyey sida maamuuska laheyd ee loogu soo dhaweeyey Kismaayo isagoo sheegay in arimaha doorashooyinka u tegeen Halkaasi.

Kulamo gaar gaar ah ayey durba caawa wafdigaasi ka bilaabeen Kismaayo iyagoo sheegay inay rajo ka qabaan doorashada Xubnaha Aqalka Saree e lagu dooranayo Kismaayo ay goob joog ka noqdaan.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA






Source link