Home WARARKA DHAGEYSO: Kheyre oo la xaqiiyay inuu lahaa Saxiixi lagu kala diray Guddigii...

DHAGEYSO: Kheyre oo la xaqiiyay inuu lahaa Saxiixi lagu kala diray Guddigii Maaliyada ee Baarlamaanka

SHARE

Xildhibaan C/risaaq Axmed Maxamed (Jindi) ayaa sheegay inuu tuhunsanyahay in Warqadii lagu kala diray Gudidga Maaliyada uu saxixieeda leeyahay Ra’iisul Wasaare Khayre.

Xildhibaankan oo xubin ka ah Gudidga Maaliyada ee uu kala diray Kuixgeenka Mursal Muudeey, ayaa tilmaaamay in Xukuumada aaney ka marneyn go’aanka Muudeey.

Waxa uu dhinaca kale Xildhibaan Jindi ka hadlay waxa ka soo baxay kulan ay la qaateen Gudoomiye Mursal.

Halkan Hoose Ka Dhageyso

SHARE