DHAGEYSO Cod Sir ah: Amina Afrik oo Sheegay in Cawaale Aadan uu Ka Dhacay 50 Kun oo Doolar

SIR CULUS Sidaad Muuqaalka Hoose Aad Kuwada Aragtaan Waa Fanaanada Amina Afrik Oo Soobandhigtay Cawaale Adan Sir Cod Ah Iyo Lacag $25 Kun Oo Dollar Waliba Ayadoo Ka hadashay Arimo Xasaasi Ah Oo Kamid Tahay Lacag Uu Ka lunsaday Awale Adan Lacagtaasna Uma Cafin Doone Ayee Tidhi Amina Afrika Video Siifan U Daawo.

Fanaanka Fankiisa Sii Dhacaya Ee Cawale Adan Amina Afrika Gabadh Nimo Walalnimo Dumarnimo Waa Uu Ku Dhaafi Waayay Oo Intaaas Hoosta Ayuu Dab Iyo Qayaano Ka Sameenaya Soomaalida Social Media Isticmaashana Waxa Uu Ku beer laxaawsadaa SOOMAALAAY SOOMAALAAY Iyo Nin Af Gaaban Baan Ahay Waa Nasiib Daro Ma Ahan Amina Afrika Gabdhaha Uu Ku Xad Gudbay Waxay Aheeyd Inuu Si Xun Ula Dhaqmay Fanaaniinta Farxiya Kabayare Yurub Geenyo Khadra Silimo Nasteexo Indho Kabayare Waad Wada Aragteen Balse Fanaaniintaas Kale EE Aan Magacyadooda Soo Xusnay Waxaa Lasheegay Oo La hubaa Cawale Inuu Si Xun U Caayay Oo Cod Laga Duubay Waa Yaabnaye Cawale Maxaa Dumarka Daba Dhigay!?.

RIIX HALKAN SI AAD U DHAGAYSATO 

DAAWO MUUQAALKA