DEGDEG Cali Guudlaawe Oo Kadagay Baladweyne

Madaxwaynaha Hirshabelle Cali Guudlaawe ayaa maanta sanad kadib ka dagay Magaaladda baladwayne ee xarunta Gobolka Hiiraan.

Masuuliyiin uu hogaaminayo Madaxwayne ku xigeenka, Gudoomiyaha Gobolka iyo saraakiil ciidan ayaa kusoo dhaweeyey garoonka.

Amaanka magaaladda ayaa aad loo adkeeyey, sidoo kalena waxaa jirto in madaafiic lagu soo tuuray qayb kamid ah garoonka.

Source link