Home Warka Maanta Deg Deg:MW Farmaajo oo Shir kale iskugu yeedhay Maamul Goboleedyada oo ay...

Deg Deg:MW Farmaajo oo Shir kale iskugu yeedhay Maamul Goboleedyada oo ay Aqbaleen

Dowladda Puntland waxay soo dhoweysay dadaal ay waday Beesha Caalamka oo ku saabsan sidii loo xalin lahaa caqabadaha ku xeeran arrimaha Doorashada, waxaana lays la gartay in Sabtida 03 April 2021, ay Madaxda DFS iyo Dowladaha Xubnaha Ka ah DFS isugu yimaadaan Shir hordhac u noqda Shirka wadatashiga arrimaha doorashada.

Shirkan oo ay qaban qaabisay Beesha Caalamka ayaa ujeedkiisu yahay si Madaxda Soomaaliyeed ay is afgarad uga gaaraan ajandaha Shirka iyo sida ugu habboon ee uu u qabsoomayo Shirka wadatashiga.

 

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:info@allbanaadirmedia.com

 

Source link