Monday, June 17th, 2019
.

DEG DEG: Qarax Xoogan oo hada ka dhacay Muqdisho iyo dhimashada iyo dhaawaca oo gaaraya

,
Published on April 10, 2019 by   ·   No Comments

Qarax gaari lagu xiray ayaa goordhaweyd ka dhacay Magaaladda muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

Jugta qaraxa oo meelo kala duwan laga maqlay ayaa ka dhacay wadada Makka Al-Mukarama, gaar ahaan nawaaxiga Shaqaalaha.

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in qaraxa lagu Gaari uu lahaa Sarkaal katirsan booliskadowladda oo magaciisa lagu soo koobay Koronto.

.

DAAWO MUUQAALKA